Mudo kororsigii la fashiliyay saakay oo ugu dambeyntii Waraaqo caata ah oo kasoo baxay Mursal kusoo idlaaday, waxeyna u qoreyd sidataan:-
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal oo ah doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la faray Xukuumadda in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal, gacan buuxdana lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda dastuuriga, sidaas darteed waxaa awood loo siiyay muddo labo sano gudahood inay doorasho qof iyo cod ku qabtaan.
1103300cookie-checkGudoonka Baarlamaanka Oo Soo Saaray Muddo Kordhin