Share the post "Gudoonka Barlamaanka Oo Beeniyay Warqad Been abuur ah oo la Baahiyay"
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa warqad been abuur ah oo taageerayaasha jidbeysan ee Maamulkii Farmaajo/Fahad ku baahiyern baraha bulshada saacadihii ugu dambeeyay kuwaasoo ku sheegey in dib loo siiyay Kursigii Hop#086 Eedeysane Fahad Yaasiin…
Qoraalkaan ayaa la sheegay in xubno shaqaale ka ah Xogheynta Gudoomiyaha Baarlamaanka ay soo farsameeyeen isla markaasna u gudbiyeen Horjoigayaasha CBB si ay u dhigaan baraha bulshada isla markaasna loo khalkhal geliyo Hogaanka Golaha Shacbiga oo xiligaan ku sugan magaalada Baydhabo.

2314500cookie-checkGudoonka Barlamaanka Oo Beeniyay Warqad Been abuur ah oo la Baahiyay