Hanaanka Lacag Bixinta Bangiyada Somalia Oo La Mideynaayo

Somalia news

Saraakiisha Dowladda xil gaarsiinta ayaa daahfurtay hannaan lagu mideynayo lacag bixinta bangiyada dalka, Kulanka daahfurka waxaa ka qeybgalay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorsheynta, Bangiga dhexe ee Somalia iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay…

Hannaankan oo Bankiga dhexe ee Dalka uu ku mideynayo bangiyada Soomaalida ayaa sahlaya in bulshada ay si fudud bangiyada isugu diri karaan lacagaha isla markaasna la bixi karaan.

Waa markii ugu horreysay ee Bangiyada dalka iyo Bangiga dhexe ee Somalia ay isugu yimaadaan ka arrinsiga hannaankan cusub ee lagu soo kordhinayo adeegayda Bangiyeed ee Dalka.

133600cookie-checkHanaanka Lacag Bixinta Bangiyada Somalia Oo La Mideynaayo