Xildhibaano Eedeyn Culus U Jeediyay Mr.Beyle

Somalia news

Qoraal ay soo saareen Tiro Xildhibaano ah iyo Hal Senator oo ka wada tirsan Golayaashs Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa ku Eedeeyay kusimaha Wasiirka Maaliyada Ee Dowladii Mr.Kheyre, inuu ku kacay Musuqmaasuq iyo Wax is daba marin….

Xildhibaanadaan ayaa ugu baaqay Wasiirka 1-aad Ee Dowlada Mr.Rooble inuu Ka fiirsado Xilka uu u magacaabayo Mr.Beyle, waxeyna talo ugu soo jeediyeen Inuu shaqsi kale oo beesha ka soo jeeda u magacaabo xilkaan.

Wasiir Beyle ayaa ka dhistay magaalada Hargeysa guri 7 dabaq ah kaasoo dhismihiisa uu hadda yahay gabagabo. Guriga ayaa ku baxday adduun dhan $7 Milyan oo doollar sida aay sheegeen Xildhibaanada ka soo jeedo Gobolka Awdal, Lama oga go’aanka aay ka qaadan doonaan madaxda sare, waxaana arrintan lagu ogaan doonaa ballan qaadkii uu sameeyay RW Cusub Rooble oo ballan qaaday in uu la dagaalami doono musuqmaasuqa ka dhex jira hay’adaha dowladda.

63600cookie-checkXildhibaano Eedeyn Culus U Jeediyay Mr.Beyle