Howlgalada Ciidamada Puntland Oo Guulo Laga Gaaray

Somalia news

Kadib markii Howlgalo baxay leh ay qaadeen Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland, waxaana la sheegay tiro badan oo maxaabiis ah Dib Loo soo qabtay, iyadoo lagu wado in Madaxweyne Deni shir jaraa’id ayuu qabanaya,kadib marku dhamaysto xoga amni iyo faah faahinta hawlgaladii shalay iyo xalay dhacay….

Wararka ayaa sheegaya in Mr.Denii uu Sidoo kale isbadal ku saamayn doono Gudoomiyaha Gobolka, Talyaha Qaybta, Duqa Magaalada iyo Madaxa Sirdoonka sida xoguhu sheegayaan.

Habeen hore wixii xabsiga Magaalada Bosaso ka dhacay Shacbiga waxay doonayaa iney arkaan cid qaadata Mas’uuliyada wixii Dhacay oo lagula xisaabtamay.

99710cookie-checkHowlgalada Ciidamada Puntland Oo Guulo Laga Gaaray