Idaacada Mustaqbal Oo Qalabkii Laga Qaatay

Somalia news

Degdeg:-Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ee Maamulka Fashilmay ee Farmaajo ayaa saakay arroortii waxey galeen xarunta Idaacadda Mustaqbal, ayaa qaatay dhamaan qalabkii idaacada iyo qalabkii qeybta muuqaalada…

Sidoo kale ciidankaan ayaa jirdil iyo handadaad u geystay xubno kamid ah shaqaalaha idaacadda, sida uu xaqiijiyay maamulka Idaacadda.

114720cookie-checkIdaacada Mustaqbal Oo Qalabkii Laga Qaatay