Is-rasaaseyn Khaasare ka Dhashay Oo Ka Dhacday Xalay Magaalada Garoowe

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa is-rasaaseyn dhexmartay Xoogaga Amaanka magaalada Garoowe iyo kooxaha lala xiriirinayo maandooriyaha khamriga kuwaasoo maalmihii ugu dambeeyay si hoose u waday abaabul iyo is-hubeysan si ay u difaacaan Ganacsigooda…

Wararka ayaa sheegay Inta la xaqiijiyay hal Askari iyo Qof Rayid ah ayaa ku dhaawacmay rasaasta labada dhinac rideen, Xogaga Amaanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay Eedeysane kamid ah kooxaha lala xiriirinayo ka ganacsiga maandooriyaha Khamriga.

Iibinta Maandooriyaha khamriga oo muddooyinkii dambe ku soo badanaya magaalada Garoowe, waxaana laga keenaa Dalka Ethiopia, iyadoo mararka qaarkood sababa dhacdooyin falal amni-darro oo khasaare nafeed geysta.

250540cookie-checkIs-rasaaseyn Khaasare ka Dhashay Oo Ka Dhacday Xalay Magaalada Garoowe
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com