Talo soo jeedin loo Jeediyay Dowlada Rooble kuna aadan Amaanka Doorashada

Somalia news

Iyadoo Xaalada Amaan iyo guud ahaan degaanashada magaalada Mogadishu ay cagaha la gashay Qalaalse iyo hubanti la’aan, kadib markii Madaxa Boliiska uu ku milmay arrimaha Doorashada Gudoonka isla markaasna soo jeediyay in dib loo dhigo Doorashada..

Gen.Maxamuud Macallin (Gen. Koronto) oo ka mid ahaa saraakiishii sida weyn uga soo horjeesatay muddo korarsigii sharci darrada ahaa ee Farmaajo ayaa sidaan bartiisa gaarka ah ee Facebook ku qoray.

Gen.Koronto Wasiirka 1-aad Mr.Rooble, Wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhigga ka codsaday iney bixiyaan amar looga hortago halis walba oo ka imaan karta dhinaca kooxda Villa Somalia isku uruursatay, kuwaasoo diidan in doorashada Gudoonka Golaha Shacbiga la qabto.

185450cookie-checkTalo soo jeedin loo Jeediyay Dowlada Rooble kuna aadan Amaanka Doorashada