Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Wasiirkii Amniga Jubbaland (Cabdirashiid Xasan Cabdinur Janan) oo bilo ka hor isku dhiibay Farmaajo iyo Fahad, ayaa hadda la sheegaya inuu shalay galab ka goostay iskuna dhiibay mid ka mid ah Midowga Musharixiinta uu ku sugan yahay hoygiisa…
Warbixino dhinacyo badan laga helay ayaa waxey tilmaamayaan in Mr.Janan Uu habeenkii xalay ku hoyday Guriga Mursharax Cabdiraxman Cabdishakuur, isla markaasna uu doonayo inuu qabto shir jaraa’id kadibna shaac iyo inuu Musharax u yahay Hop#116 isla markaasna uu qorsheystay inuu Safar ku tago Gobolka Gedo.
Farmaajo iyo Fahad ayaa balamo dhaqaale iyo Kuwa Ciidamadiisa lagu siinaayo Darajooyin kaga baxay, iyadoo Wararka Degmada Doolow ka imaanaaya ay Sheegayaan In Maleeshiyaadkiisa ay gadood ku dhaqaaqeen, iyadoo Labada Ciidan ay difaac isugu jiraan gudaha degmada Doolow.