Kaniisad Laga Furay Magaalada Hargeysa

Somalia news

Wararka hordhaca ee naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya In Maamulka Degaanka ee Muuse Biixi uu oggolaaday in Kaniisado laga dhiso lagana furo galbeedka Magaalada Hargeysa, iyadoo dad badani ay is-weydiinayaan Sababaha….

Maamulka gooni goosadka ee Somaliland ayaa in muddo ah halgan ugu jiray sidii ay aqoon ugu heli lahaayeen Maamlkooda, waxeyna geed dheer iyo mid gaaban u koreen sidii uga dhabeyn lahaayeen Halgankooda, iyagoo isku dayo badan ku hungoobay.

Hadaba, Towxiidkii Ictiraafka lagu waayay u maleyn maayo in Tiir iyo Caalamadaha Kirishtanka lagu heleeyo ee Towfiida yaan la seejin Shacbiga.

Dhanka kale, Maamulka Hargeysa ayaa soo saaray Cunaqabateyn uu saaray Shirkadda Huawei ee China lana xiriirta Qalabka Isgaarsiinta ee Shirkadda Telcom Faraca Hargeysa.

53230cookie-checkKaniisad Laga Furay Magaalada Hargeysa