Ma Dhabaa in si Hordhac ah Xubnaha Loo Xulay Magacaabista Golaha Wasiirada Lagu Heshiiyay..

Somalia news

Waxaa lagu wado in dhawaan isbedel lagu sameeyo Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Somalia, kadib markii Golahaan soo shaqeeyeen muddo 2-sano, iyadoo Kulamo ay yeesheen Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiirka 1-aad ayaa si hordhac ah loogu Heshiiyay…

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Isku shaandhaynta Golaha Wasiirada Soomaaliya ee la filayo in loo soo xuli doonaan Xubnaha hoosta ku xusan, halka kuwa kale weli ay ku jiraan la-tashi oo aan si guud loogu heshiinin.

-Faarax Cabdulqadir Wasiirka Arimaha Dibada

-Khadiija Almakhzumi Wasiirka Haweenka

-Ahmed Macallin Fiqi Wasiirka Amniga

-Mohamed Mustafe Wasiirka Beeraha

-Maxamuud Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta

-Wasiirka Ganacsiga Daud Aweys

⁠-Fardawsa Cigaal Wasiirka Degaanka iyo Isbedelka Cimilada

⁠-Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Xoosh

-Wasiirka Waxbarashada Xubin ka soo jeeda Beesha Mareexaan

310630cookie-checkMa Dhabaa in si Hordhac ah Xubnaha Loo Xulay Magacaabista Golaha Wasiirada Lagu Heshiiyay..