Kenya Oo Soo Saartay Qoraal

Somalia news

Maamulka Uhuruu ayaa soo saaray Qoraal ay kaga jawaabaayaan Bayaankii ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Somalia, waxeyna sheegeen ineysan ka helin warqad rasmi ah oo ku saabsan go’aanka ay Safiirkeedii Nairobi joogay ugu yeertay, isla markaana ku amartay Safiirka Kenya Amb Lucas Tumbo inuu ka tago Muqdisho…

Waxaana ay muujisay sida ay uga xun tahay go’aanka dowladda Federaalka, waxay sheegtay inay ixtiraamayso madax-bannaanida iyo madax-bannaanida siyaasadeed, midnimada dhuleed ee dhammaan waddamada oo dhan.

75870cookie-checkKenya Oo Soo Saartay Qoraal