Khilaaf & Muran ka dhex Qarxay Maamulada Maraakiibta ee Dalalka Djibouti & Ethiopia..

Africa News

Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ayaa sheegaya in Khilaaf iyo muran Xoogan uu ka dhex qarxay Madaxda Dekadda Djibouti Iyo Hagayaasha Ethiopian-ka ee Maraakiibta Ganacsiga iyo Shidaalka, kadib markii uu dhacay Shil sababi gaaray inuu hakad geliyo Howlaha Dekada…

Wararka ayaa intaasi raaciyay in doraad abaarihii saacadu markay ahayd 04:00 galabnimo waxaa Markab Xamuul shixnad/koonteenaro Dhererkiisuna 179.14 mitir, ballaciisuna yahay 27.26 mitir, ayaa farsamo awgeed ka timid Kabtanka Markabka uu ku dhacay meek u dhiw xeebta Ambouli, waxaana durbadiiba gurmad u sameeyay Xafiiska Capataneriyada Dekada Djibouti.

Hawlgal ballaaran oo badbaadin ah oo ay hogaaminayeen Hagayaaaha Maraakiibta iyo Master-ka Dekedda ayaa si degdeg ah u howlgalay una badbaadiyay Markabka, sida laga soo xigtay Madaxa dekedaha Djibouti, Iyadoo wararku intaasi ku daray, “Capitainerie waxay si guul leh u xaqiijisay in markabka si cabsi leh uu u sabbeynayo, ayaa Iyadoo waxay burburisay khaladka hagida, hawlgal balaaran oo ay iska kaashadeen Hagayaashs & Harbor Master ayaa si degdeg ah u badbaadiyay markabka.

322730cookie-checkKhilaaf & Muran ka dhex Qarxay Maamulada Maraakiibta ee Dalalka Djibouti & Ethiopia..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *