Khilaaf soo kala Dhex Galay Bangiga Somaliland & Ganacsadaha Xawaalada World Remit..

Somalia news

Todobaadkii ugu dambeeyay waxaa soo shaac baxaayay khilaaf xargo goostay oo u dhaxeeya Madaxa Xawaalada World Remit (Ismaaciil Axmed) iyo Mas’uuliyiinta Bangiga Maamulka Gooni goosadka Somaliland, isku dhacaan ayaa bilaawday kadib markii Madaxa Xawaalada uu cabasho ka keenay Daabicisha Lacago False ah…

Wararka ayaa sheegay in Mr.Ismaaciil uu qoraal soo dhigay Bartiisa Facebook, isagoo ku eedeeyay Maamulka Bangiga qiimo dhaca xarga goostay ee Shilinka Somaliland, una soo jeediyay in wax laga qabto wuxuuna qoray:-

Saraakiisha Bangiga oo ka jawaabaya Eeda Maamulka Xawaalada ayaa ugu hanjabay iney talaabo ka qaadi doonaan isla markaasna sharciga la tiigsan doonaan.

278870cookie-checkKhilaaf soo kala Dhex Galay Bangiga Somaliland & Ganacsadaha Xawaalada World Remit..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com