Laba Magaalo Oo Laga Diiday Canshuuraha Galmudug

Somalia news

Macluumaad hordhac ah ayaa laga soo sheegayaa Shacbiga iyo Ganacsatada Laba Magaalo oo ka tirsan Gobolka Galguduud ayaa laga Diiday in Canshuuraha ay bixiyaan, kadib markii ay sheegeen in degaanada kale aan laga wada waarin Canshuuraha…

Wararka ayaa intaasi raacinaaya in Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ay Shaqo Joojin Ku Sameeyay Shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda Ee Ka howlgayay Magaalooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq, Kadib markii Ganacsatada Iyo Shacabka Labadaasi Magaalo Ay diideen iney bixiyaan Canshuurta ay qaado Wasaaradda Maaliyadda Galmudug.

Degaanada Galmudug ayaa inta badan aan laga qaadin Canshuuraha, waxaana xusid mudan Sidey si urtagal ku tahay in Wasaaradda Maaliyadda Galmudug Ay Degmooyin gaar ah canshuurta ka qaado maadaama ay magaalooyinka qaar dadkoodu diideen in ay canshuurta bixiyaan.

73140cookie-checkLaba Magaalo Oo Laga Diiday Canshuuraha Galmudug