Ma Dhabaa in EU-da ay U Diiday Iney Casumaad u Fidiso Farmaajo

Somalia news

Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo Diblomaasiyadeed oo loo qaateen ah, Midowga Europe ayaa ka gaabsaday inuu casumaad u fidiyo Madaxwwynaha Dowlada Federaalka (Farmaajo), Kulan ay isugu yeeraan Hogaamiyayaasha Qaarada Africa…

Wararka ayaa sheegay in Mas’uuliyiinta Midowga Europe ay Casumaad u fidiyeen in ka badan 40-Dal, Kulankaan oo loogu magaca daray ( EUAU-Summit), waxeyna (EU) balanqaadeen iney dhaqaale ku maalgelinayaa La-dagaalanka COVID-ka iyo horumarinta iyo xuquuqda Aadahana.

EU-da ayaa u qondeysay Africa dhaqaale dhan 5,7 Billions Euro ah, si loo hormariyo qeybaha kala duwan ee Africa, Kulankaan ayaa la sheegay in loo diiday Madaxaweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo.

170070cookie-checkMa Dhabaa in EU-da ay U Diiday Iney Casumaad u Fidiso Farmaajo