Ma Dhabaa In Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Xilka Laga Qaaday

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in Maareeyihii Garoonka Doyaaradaha ee Magaalada Mogadishu xilka laga qaaday kadib markii Amar ka soo baxay Madaxtooyada Villa Somalia lagu sheegay…

Wararka ayaa sheegay in Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Mr.Cabdi Ashkir oo muddo 6-sano ah xilka ayaa laga qaaday, kadib markii Agaasime guud oo loo magacaabay Wasaarada Gaashandhigga, Labada xubnood ayaa ku heyb ah Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, lama yaqaano sababta.

Maareeyaha Garoonka ayaa lagu eedeeyay inuu Mas’uul ka ahaa dhacdooyin badan oo garoonka ka dhacay kuwaasoo u Badbaado xayiraado dhaqdhaqaaqa safarka Muwaadiniin iyo Mas’uuliyiinta Midowga Musharixiinta, wuxuuna fududeyn jiray amarada Villa Somalia.

122670cookie-checkMa Dhabaa In Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Xilka Laga Qaaday