Ma Run Baa In Cadaado Loo Xushay Saxiixa Heshiiska Doorashada

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa sheegaya in Heshiiska hanaanka Doorashada Madaxdii hore ee Dowlada Fadaraalka Somalia iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka saxiixa Heshiiska lagu wado in lagu qabto Magaalada Cadaado….

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegtay in Mr.Qorqor Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Abaal-gud daacadnimadiisa iyo Difaaca Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo 4-tii sano Ee ugu dambeysay loogu dooratay degmada Cadaado oo uu ka soo jeedo isla markaasna la barajeeyo Dhismihii Galmudug ee Maamulkii Xasan Sheekh.

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ayaa aad uga soo horjeeda in Xaflada lagu qabto Magaalada Mogadishu, wuxuuna ka cabsi xoogan ka qaaday Xaalada Amaan ee Magaalada Dhuusa mareeb oo ay ku soo dhowaadeen maleeshiyaadka Kooxda Shababka.

95710cookie-checkMa Run Baa In Cadaado Loo Xushay Saxiixa Heshiiska Doorashada