Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Mogadishu

Somalia news

War Deg deg:- Warar hoose ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Farmaajo uu Magaalada Muqdisho ka baxayo saacadaha soo socda,si uu ugu maqnaado Mudaharaadka Jimcaha ee aan samayntiisa aan la dhaysan karin…

Dhanka kale 20- Gaari oo kuwa Xamuulka ah oo sida Dhagxaan shub ah, ayaa ku xayiran Wadada Dheer Ee hor marta Dekeda ilaa Ex Hotel Curuuba, waxaana loogu talo galay in la dhigo Wadooyinka ka yimaado dhanka Waqooyiga Magaalada gaar ahaan Hotel Jubba iyo Ilaa Maanabolyo iyo Isgoeyska Siinaay.

95740cookie-checkWararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Mogadishu