Qodobada Shirka Baydhabo Ee Lagu Heshiiyay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qodobada lagu heshiiyay Guddiyada Farsamada Ee ka kala Socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benadir…

Go’aanada la isla meel dhigay……

1-Doorashada in la qabto 120 malmood
gudahood ka bilaabaneysa 18ka bishan oo ay shir iskugu imaan doonaan madaxda DFS & Dowladaha Xubnaha ka ah

2-Khilaafka Gobolka GEDO

a-Jubbaland inay Garbahaarey usoo magacawdo Gudoomiya Degmo.

b) Gudiga Dorashooyinka J/land ay halkaas tagaan.

c- Tiro Ciidan Amisom la geeyo Garbahaarey

d- In Ciidama Jubaland ee kasoo jeeda deegaankaas la geeyo.

e-Gudi kor joogta ah oo ka kooban 5ta Dowlad Goboleed.

f-Jawalka doorashada waxa usoo horeyn doonta doorashada xubnaha Aqalka sare.

3- Kuraasta S/land iyo Gudiga maamulaya in si siman looga tala galiyo Gudoomiyaha Aqalka sare (Abdi Xaashi ) & R/W kuxeenka (Mahdi Guuleed)

4-Go’aanka Madasha kulanka DFS & Dowladaha xubnaha ka ah ee 18ka bishan waxaa loo daayay DFS (M/waynaha Fadaraalka)

5-Kulanka 18ka ayaa lagu heshiiyay in lagu saxixa habraaca heshiiskii 17ki September.

Shirki Baydhaba ee Gudiga Farsamada”

Qodobadii kasoo baxay……

1.Doorashada in la qabto 120 malmood
gudahood ka bilaabaneysa 18ka bishan oo ay shir iskugu imaan doonaan madaxda DFS & Dowladaha Xubnaha ka ah.

  1. GEDO

a) Jubbaland inay Garbahaarey usoo magacawdo Gudoomiya Degmo.

b) Gudiga dorashooyinka J/land ay halkaas tagaan.

c)In Ciidan Amisom la geeyo

d) In Ciidama Jubaland ee kasoo jeeda deegaankaas la geeyo.

e)Gudi kor joogta ah oo ka kooban 5ta Dowlad Goboleed.

f) Jawalka doorashada waxa usoo horeyn doonta doorashada xubnaha Aqalka sare.

3.Kuraasta S/land iyo Gudiga maamulaya in si siman looga tala galiyo Gudoomiyaha Aqalka sare (Abdi Xaashi ) & R/W kuxeenka (Mahdi Guuleed)

4.Go’aanka Madasha kulanka DFS & Dowladaha xubnaha ka ah ee 18ka bishan waxaa loo daayay DFS (M/waynaha Fadaraalka)

5.Kulanka 18ka ayaa lagu heshiiyay in lagu saxixa habraaca heshiiskii 17ki September.

Faafinta Gudiga Farsamada kuma qirna xogtan.

95670cookie-checkQodobada Shirka Baydhabo Ee Lagu Heshiiyay