Maamulka Farmaajo Oo Isbaarooyin Cusub Dhigay Wadada Warshadaha

Somalia news

Kadib markii 3-sano Ee ugu dambeysay Uu Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo waday Isbaarooyinka lagu cunaqabatrynaayo Shacbiga Magaalada Muqdisho, ayaa hadda bilaabay in Dhagxaantii Dhubka Ee Wadooyinka Wadanaha iyo kuwo ku xiraan ay u wareejiyeen Xalay Wadada Warshadaha…

Shacabka Muqdisho ee degan Wadada Warshadaha ayaa soo xasuustay haday hada ka hor yiri Ra iisal wasaarahii hore Cali Maxamed Geedi (Qowsaarkii Ethiopia) ee ku shaabadeeyay Dadja degan Wadada Warashadaha iney yihiin Argagaxiso, wuxuuna ku amray Ciidamadii Ethiopia in la duqeeyo waxaase hada muuqata in Maamulka Fashilmay ee Farmaajo uu qaatay Taladaasi.

Waxaana la xiray Wadooyinka kala ah:-

-Isgooyska warashada Baastada, Isgoyska Xaruntii TV Qaranka, Isgoyska Gen. Daa’uud, Ifka Xalan, Xaruntii Guulwadayaasha, Isgoeyska Akadeemiyada iyo Ex-Kontrool Afgooye.

66080cookie-checkMaamulka Farmaajo Oo Isbaarooyin Cusub Dhigay Wadada Warshadaha