Maamulka Garoowe oo ku Dhawaaqay iney ka Madaxbanaan yihiin Somalia

Somalia news

Maamulka Puntland ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku caddeyneyso inay tahay dowlad gaar ah oo ka madaxbannaan dowladda Federaalka, waxaana lagu yiri “Puntiland waxay Xaq u leedahay inay u dhaqanto sidii dawlad u madaxbannaan fulinta waajibaadyadeeda dawliga ah”…

Qoraalkaan ayaa soo shaac baxay xilli uu gabaabsi yahay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulka Puntland, kaasoo diiday inuu saxiixo War-murtiyeedkii Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah:-

Akhrintayda ee go’aanka Puntland:-

-Kama soo qayb-galeyno shirarka Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada.

-Si gooni ah inaan federaalka ula xaajoonno diyaar ayaan u nahay.

-Federaalka aan rabno ma doonaysaan inaad faham-taa-niiin.

-Khatar aan nahay ee la socda.

236410cookie-checkMaamulka Garoowe oo ku Dhawaaqay iney ka Madaxbanaan yihiin Somalia