Madaxweynaha Djibouti Oo Kulan Deg deg ugu Baaqay Dalalka Ku Bahoobay IGAD..

Somalia news

Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Dalka Djibouti ayuu ku wargeliyey Madaxweynayaasha Dalalka ku bahoobay Ururka IGAD iney shir deg deg ah isugu yimaadaan magaalada Kampala si looga wada hadlo Xaaladaha ka tagaan Dalalka Ethiopia vs Somalia iyo Dagaalada sokeeya ee Dalka Sudan…

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Djibouti Mr.Ismaaciil Cumar Geelle, ahna Gudoomiyaha xiligaan ee IGAD ayaa ku baaqay shir aan caadi ahayn oo ay isugu imaanayaan madaxda dalalka Midowga Afrika 18-ka bishan Janaayo si looga wadahadlo xiriirka sii xumaanaya ee Ethiopia iyo Somalia iyo xaaladda Suudaan, Shirka waxaa martigelin doona Madaxweyne @KagutaMuseveni.

300370cookie-checkMadaxweynaha Djibouti Oo Kulan Deg deg ugu Baaqay Dalalka Ku Bahoobay IGAD..