Mas’uuliyiinta Safaarada Mareykanka ayaa ugu baaqday Siyaasiyiinta Soomaalida iney si deg deg ah u soo af jaraan is-faham waaga ka taagan Hanaanka Doorashada 2020-21, isla markaasna si deg deg ah loo guda galo qabashada Doorashada…
Qoraal lagu daabacay Barta Bulshada ee Safaarada Mareykanka ee Magaalada Mogadishu ayaa lagu cadeeyay ahmiyada ay leedahay in doorshada dadban ay noqoto mid ku dhacda jawi nabadeed laguna heshiiyo si looga fogaado qalalaase siyaasadeed iyo xasilooni darro.
Qoraalka ayaa sidoo kale wuxuu ka digayaa ineysan soo bixin doorshooyin is ka soo horjeeda, fariintaan ayaa u muuqata mid si cad ugu socota Hogaanka Villa Somalia oo qorsheynaaya iney qabtaan Dooraaho dhinac ah.
905800cookie-checkMareykanka Oo Dalab U Diray Hogaanka Siyaasada Soomaalida