Share the post "Maxaa Hogaamiyayaasha Siyaasada ka Hortaagan iney ka Koraan Dhaqamada Amaanta…"
Laga soo bilaabo Kacaankii 1969-dii, waxaa Shacbiga Soomaaliyeed dhibaato xoogan ay ku baqeen in Hogaamiyihii Siyaasada ee la doorto inuu dhaqaale iyo wakhti badan ku bixiyo sidii heeso amaan loogu qaadi lahaa, isagoo isticmaala Canshuurta Muwaadiniinta laga soo uruuriyay…
Hogaamiyihii Kali-taliska Somalia (Siyaad Barre), ayaa lagu xusuustaa in heeso badan oo lagu amaanayo loo tiriyay sida “Guulwade Siyaad, Cimrigiis Jiryow iyo kuwo kale, Dhaqaankaan xun ayaa waxaa soo minguuriyay hadda Shaqsiga xiligaan Villa Somalia Maamula ayaa loo qaadaa Tiro heeso ah waxaana ka mid “Birmade”.
Baarlamaanka Dalka oo la rabay inuu si dhab ah ula xisaabtamo ayaa ku mashquulsan iney ku faanaan iney yihiin 251 ajaaniib ah, 78 Xildhibaan oo gudaha ah, Wadan walba waxa uu leeyahay #WhatsApp_Group aad ula xiriirto xildhibaanada, kuna mahquulsan iney wakgtigooda ku lumiyaan Faanka iyo baasaboorka Ajnabiga, horta Dalka yaa leh.?

2717400cookie-checkMaxaa Hogaamiyayaasha Siyaasada ka Hortaagan iney ka Koraan Dhaqamada Amaanta…