Maxaa Looga Hor-istaagay Shacbiga Masaajidka Isbaheysiga

Somalia news

Deegaanada Soomaalida ayaa shalay looga ciidayaa si isku mida, kadib markii Ummadda Muslimiinta ay soomeen soddonka maalmood ee bisha barakeysan ee Ramadan, inkastoo Masaajidka Isbaheysiga loo diiday iney Dadka ku tukadaan…

Wararka hordhaca ayaa sheegaya in Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada ayaa sheegay iney Shacbiga ka hor istaageen iney ku tukadaan, Rasaas u adeegsaday , iyadoo Wasiirka 1-aad uu salaada Ciidda ku tukaday Masaajidka ku dhex yaal lamana yaqaano sababta.

Bulshada ku dhaqan magaalooyinka waaweyn ee Soomaalida ayaa maalmihii ugu dambeysay waday diyaargarow ay ku soo dhaweynayaan Ciidda Soonfur.

118580cookie-checkMaxaa Looga Hor-istaagay Shacbiga Masaajidka Isbaheysiga