Maxkamadda Sare ayaa diiday qaadista Dacwadda Fahad Yaasiin ee la xiriirtay HOP#086, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada maamul ee doorashada dadban ee Barlamaanka 11-aad..
Dadka odorassa Arrimaha Gudaha Somalia ayaa ku micneeyay kiiskaan ay laba arrimood ay salka ku hayaan kuwaasoo kala ah:-
-In Farmaajo uusan daacad ka aheyn difaaca Kursiga Fahad Yasin isla markaarsna uusan dooneynin inuu wakhti ku lumiyo inuu isku sharaxo xilka Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka, iyo inuusan Dib u doorashadiisa caqabad ku noqon una xamaabiro Dembiyadii ay wada galeen.
-Dowladda Qatar oo quus ka taagan magac xumida uu u saariyay Fahad ay culeys ku saartay Farmaajo inuu Maxakamada Sare ay soo saarto go’aan diidmo ah.



Fiiro gaar ah Maalmahaan Qaraxyo filo:-