Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa Diinah.com u xaqiijiyay in Kulankaan qarsoodi ah uu xalay ka dhacay Villa Somalia, waxaana looga dooday sidii loo horjoogsan lahaa Shirka Dhuusa mareeb-3…
Ajandaha Shirka.
-In muddo Kororsi Labo Sano ah la geeyo Golaha Barlamaanka ka hor intaan la Magacaabin Wasiirka 1-aad Cusub, lana ansixiyo.
-In Shirkii ka dhacay Dhuusa mareeb Iyo Go’aanada Ka Soo baxay laga dhigo sharci darro.
-In Mucaaradka Laga Keeno Wasiirka 1-aad.
Waxaana lagu wadaa in Madaxtooyada ay kala xulato Labadaan Xubnood midkood:-
-Cabdikariim Xuseen Guuleed
-Jibriil Ibraahim Cabdulle

503600cookie-checkMuddo Korarsiga Iyo Ra’iisul Wasaaradaha Cusub