Muddo Kordhin Yaa Awood u Leh

Somalia news

Maalmahaan Wuxuu galay qalalaaso siyaasadeed oo horseedi kara in Dalku uu dib ugu laabto dagaaladii Sokeeye, iyadoo lagu Eedeeyay Mr.Farmaajo inuu Gobolka beeshiisa ka soo jeedo uu Hubkii iyo Saanadii Ciidamada ku uruuriyay Gobolka Gedo….

Hadaba, iyadoo uu burburay Wada hadaladii U Dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa soo baxaaya warar sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacbiga Uu qorsheynaayo in Muddo Kordhin muddo hal sano ah Loo sameeyo Laanta Sharci dejinta iyo Fulinta.

Yaa Awood u leh

92630cookie-checkMuddo Kordhin Yaa Awood u Leh