Muwaadin Lagu Jirdilay Garoonka Diyaaradaha Muqdishu

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo maalintii shalay Xoogaga Amaanka Ee Garoonka Doyaaradaha ka Howlgala jirdil ugu geysteen, waxaana falkaasi ka dhashay Carro xoogan ay ka muujiyay Shacbiga Soomaaliyeed…

Wiilka Jirdilka loo geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Xuseen Xoosh, waxaana Dalka ka baxsan nidaamka iyo shuruucda dalka ku kacay Tiro Askar ka tirsan Saldhigga Boliiska Ee Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Muqdishu.

https://www.facebook.com/1104077369771429/posts/1595081177337710/?vh=e&extid=b3asOnpfjTRUhZ22&d=n

Wararka ayaa sheegaya in Mr.Xuseen Xoosh oo ah muwaadin iska leh Shirkad ka howlgasha duulimaayada gudaha, kuwaasoo shalay Banaanbaxyo ka dhigay gudaha garoonka kadib Markii Xafiisyada Madaxweynaha iyo NISA ay soo saareen amaro la xiriira in Hal diyaarad ay tagi karto Gobolka Gedo iyo degmooyinka hoos yimaada, inkastoo markii dambe laga noqday amarkaasi.

63730cookie-checkMuwaadin Lagu Jirdilay Garoonka Diyaaradaha Muqdishu