Muwaadiniinta Reer Galbeedka Oo Loogu Baaqay Iney Addis abeba Ka Baxaan

Africa News

Qoraalo Digniino ah Oo ay saareen Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Arrimaha Dibeda ee Dalalka Reer galbeed ayeey ku booriyeen Muwaadiniintooda ku nool Caasimadda Ethiopia ee Addis abeba iney si deg deg ah uga baxaan halkaasi inta ay xaalaada Amaan saamaxeyso..

Qoraaladaan ayaa lagu sheegay in laga yaabo in xeyndaabka Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Addis abeba uu mustaqbalka dhow uu geli karo xaalad dagaal, iyadoo lagu amray Muwaadiniinta reer galbeed “ Ka fiirso safaarada lagu tagaayo Caasimadda Ethiopia, hadii aad Dalka gudihiisa ku sugan tahay Waa inaad si dhaqso ah u qorsheysataa iney ka soo baxdo, iyadoo la faray Muwaadiniinta Reer Galbeedka iney si deg deg ah isku bedeli karaan Xaalada Garoonka diyaaradaha”.

Avoid all travel to #Ethiopia. If you are in the country, you should leave by commercial means if it is safe to do so. The availability of commercial flight options could change with little notice.

For more information: ow.ly/Ye2p50GRkq6

151430cookie-checkMuwaadiniinta Reer Galbeedka Oo Loogu Baaqay Iney Addis abeba Ka Baxaan