Muxuu Uga Aamusay Farmaajo Heshiiska Laga Gaaray Qalalaasaha Mogadishu

Somalia news

Warbixino hordhac ah oo laga helay Villa Somaliya ayaa sheegaya in Kooxda Farmaajo aysan dhaweynin heshiiskii shalay galab ay wada gaareen Badbaado Qaran iyo Rooble, amusnaantaan ayaa lagu fasiray iney ka dhigay tahay Guuldarooyin Siyaasadeed mustaqbalkiisa ku soo fool leh…

Ilo Wareedyo ayaa Warsidaha Diinah.con news u xaqiijiyay in Heshiiskaan qodobada ugu muhiimsan ayaa waxaa ka mid ah in Saadiq John dib loogu celiyay Ciidamada oo darajadiisa iyo Xiligii laga xayuubiyay kadib markii uu ka horyimid muddo Kordhinta sharci darrada ah iyo in Xilalka laga qaado Taliyayaasha u adeegaayay Farmaajo.

Talaabooyinkaan iyo amusnaanta Kooxda Fashilmay Ee Farmaajo, ayaa lagu fasiray guuldarro Siyaasadeed Oo Hogaanka Nabar iyo Naxdin u hoyatay mise laga yabaa inuu Xilka iska Casilo Farmaajo dhowaan oo uu qaxooti ku noqdo Magaalada Dooxa.

Kooxaha heshiiskaan ka soo horjeeda xiligaan ma duraya waan arkayay laakiin waxey u egtahay in Tareenkaan uu dhaqaaqay laguna laabanayo Teendhadii Afisioni, inta howsha socotana Farmaajo ha is ka casuunto habeenba koox ileen wax shaqo ah oo taal maba jirteen inta uu u guuraayo Dooxa.

Amusnaanta Kooxda Farmaajo mala dhihi karaa waxey uga aamuseen sidi Rooble uga aamusay extension, Mujaahidiinta hilib geelka 🐪 ha ku ciidaan.

116950cookie-checkMuxuu Uga Aamusay Farmaajo Heshiiska Laga Gaaray Qalalaasaha Mogadishu