Tahriibayaal Oromada Ethiopia oo Laga Digay Saameynta Caafimaad & Dhaqanka ee Magaalada Boosaaso..

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Magaalada Boosaaso oo ay buux dhaafiyeen Dad Tahriibayaal ah oo ka soo jeeda Gobolka Oromada ee dalka Ethiopia, kuwaasoo khatar caafimaad ku ah magaalada, Iyadoo Dadkaan oo aan lahayn suuliyo Dadweyne & hoy ay ku hoydaan Tahriibayaashaan…

Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid Odayaasha Bulshada Degaanka oo ka warbixiyo xaalada Tahriibayaashaan ayaa sheegay in Xaalada Caafimaad darro iyo mid Dhaqan oo magaalada ku soo kordhiyeen Tahriibayaashan, iyadoo maamulka Puntland uu ka gaabiyay inuu xakameeyo Tahriibayaashaan ku sii jeeda Dalka Yemen.

271920cookie-checkTahriibayaal Oromada Ethiopia oo Laga Digay Saameynta Caafimaad & Dhaqanka ee Magaalada Boosaaso..