Natiijada Tirakoobka Kenya Oo La Shaaciyay..

Politics

Tirakoobka Dadweynaha iyo Guryeynta ee Kenya laga sameeyay sanadkii la soo dhaafaya ee 2019-kii, ayaa la soo bandhigay maxsuulka Gaari ahaan Waxbarashada, iyadoo warbixinta lagu sheegay In 17,8 millions ay iska diiwaan geliyeen goobaha Waxbarashada.

Kenya ah aysan xaadirin Dugsiyada Waxbarashada.

Tirada dhigata Jaamacada ayaa lagu sheegay warbixinta 1,3 millions, halka wadarta guud ee dugsiyada hoose, dhexe iyo Sare ay gaareyso 16,-millions, iyadoo Dalka Kenya lagu tilmaamo dalalka ay ka jiraan nidaam Waxbarasho oo heerkiisu sareeyo.

Soomaalida Kenya oo sanadihii u dambeeyay ay xoogeysteen saameyntooda bulsho iyo siyaasada ahaan Kenya, ayaa Sanka hore kaga jira dadyowga camira goobaha waxbarashada, iyadoo tirakoobka guud ee Dadka la soo bandhigay ay Somalida-Kenya ay Galen kaalinta 6-aad ee Qabaa’ilada Kenya 2,7-millions, magaalada ugu Dadka badan Waa Mandheera 867,457 qof ayaa ku nool, halka Gaarisa 841,353, Wajir 781,263.

-Qabiilka Kikuyu 8,15- millions 

-Qabiilka Luhya 6,82-millions 

-Qabiilka Kalenjin 6,36-millions 

-Qabiilka Luo 5,07-millions 

-Qabiilka Kamba 4,66-millions 

-Qabiilka Somali 2,7-millions 

18430cookie-checkNatiijada Tirakoobka Kenya Oo La Shaaciyay..