Puntland & Jubbaland Oo Eedeyn U Jeediyay Farmaajo

Somalia news

War saxaafaded wadajir u soo saareen Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay walaac ka muujiyeen in Madaxda sare ee muddo xileedkeedu dhammaaday ee dowladda Federaalka ay xagal daacinayaan qabsoomida shirkii loo fadhiyay inuu ka dhaco Muqdisho, iyadoo in wafdiga ka socda Puntland iyo Jubbaland muddo saddex todobaad ku sugan yihiin Muqdisho, iyagoo ka jawaabay dalabkii Beesha Caalamka ee ahaa in shir wadatashi la isugu yimaado…

106640cookie-checkPuntland & Jubbaland Oo Eedeyn U Jeediyay Farmaajo