Afhayeenka Ethiopia Oo Hadal Waji gabax Ku Xoriyadooda Sheegay

Somalia news

Afhayeenka Wasaarada Arimaha Dibeda Ethiopia ,ayaa ka dhawaajiyay hadal waji gabax ku ah Dowlada Eritrea kuna beegmay maalintooda xoriyada dalkaas, Ayaan darase Waxaa ah Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo kuma baraarugsana Neceybka Ethiopian u qabaan Somalia, wuxuuna ku haminayaa iney nu la midoowno….

Wuxuuna sheegay “Hadii maanta la waraysto dadka Eritrean ahi waxay ku oran lahaayeen waan ka shalaysanahay ka go’odii Ethiopia “Ayuu yiri Afhayeen Mufti.

“Is there a hidden agenda from Addis Ababa government while Eritreans are paying price to keep the unity of Ethiopia?

Yesterday, Eritreans all over the world were shocked by the remarks of Ethiopian Foreign Ministry Spokesperson Dina Mufti.

He said, “Eritreans regret independence and do not celebrate their Independence Day”. Word for word in Amharic, “ምናልባት ሰው አይጠይቅም እንጂ እያንዳንዱ ኤርትራዊ ቢጠየቅ ከኢትዮጵያ ጋር የተለዩበትን ቀን አያከብሩትም፣ አይወዱትም።”

Muwaadin Maanka geli Heestii Ninkii kheyrkii loo xirayow soo qoyso!!?.

106690cookie-checkAfhayeenka Ethiopia Oo Hadal Waji gabax Ku Xoriyadooda Sheegay