Qatar Airways 787 iyo Ethiopian A350 oo ku sigtay Isku dhaca Hawada Somalia..

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Bariga Afrika, diyaarad ay leedahay Qatar Airways (QR) ayaa si dirqi ah uga hortagtay isku dhaca diyaaradda Ethiopian Airlines (ET), inkastoo Hey’adda SCAA war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Hawada Dalka uu si caadi ah shaqeynaayo..

Duulimaadyada Qatar Airways ee 6U (QR1383), oo ka timid Entebe kuna socotat Dooxa, iyadoo ku duuleysay joog sare oo dhan 38,000 cagood, waxay amar ka heshay shaqaalaha hagayaasha ee SCAA si ay kor ugu qaado 40,000 cagood, Isla mar ahaantaana, Duulimaadka Ethiopian Airlines ET602, oo ku socotay Dubai.

Ku darsoo, Dhacdo la mid ah Dhacdadani ayaa waxay daba socotaa dhacdo hore oo dhawr bilood ka hor ah oo ay ku lug lahaayeen duullimaadyada American Airlines (AA) ee AAL28 iyo Tradewind Aviation duulimaadka GPD235, iyada oo si ciriiri ah isaga ilaalinaysa isku dhac, 10-kii Novembar, labada diyaaradba waxaa lagu hagay inay ku soo degaan Gegida Diyaaradaha ee John F. Kennedy ee New York isku mar, Diyaaradda American Airlines Airbus A321, oo soo dhammaysay safarkeeda garoonka caalamiga ah ee Los Angeles (LAX), ayaa heshay tilmaamo ku wajahan diyaaradaha ee 22 bidix, halka Tradewind Aviation Pilatus PC-12 loo hagayay dhabbaha 22 midig.

311050cookie-checkQatar Airways 787 iyo Ethiopian A350 oo ku sigtay Isku dhaca Hawada Somalia..