Qeylo Dhaan Laga Soo Saaray Boobka Dhulka Danta Guud

Somalia news

Waxaa dhaqan noqday in Maamul kasta marka uu muddo xileedkiisu dhaamaadka yahay uu bilaabo iney dhulka danta guud ay ka Iibiyaan ama ka kireeyaan Ganacsato, talaabadaan oo horseeda dhibaatooyin iyo murano ugu badan bacdamaa dhulka danta guud horey looga qaaday muwaadiniin…

Bulshada Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray Shirkadda iyo Ganacsatada iney caqabado ku yihiin dhulka danta guud, iyagoo lagu Eedeeyay iney dhaqaale ku bixiyaan sidii oggolaasho ugu heli lahaayeen. Maamulka Xilka haya, waxaana Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo uu oggolaaday in Dhulalkii Waaxaha Dhulka iyo Gadiidka Dowladda hoose laga iibiyay Ganacsato.

Dhanka kale, Maamulka Gobolka Benadir ayaa la sheegay inuu ka gaabiyay in Canshuuraha laga qaado Bulshada si Wanaagsan loo adeego lagana qaado Biyaha Wadooyinka muddo Dheer flu jira kuwaasoo keena cuddurada, waxaana loogu baaqay iney daacadnimo ku juryoordeel ugu adeegaan Bulshada Soomaaliyeed.

136450cookie-checkQeylo Dhaan Laga Soo Saaray Boobka Dhulka Danta Guud