Rooble Oo La Kulmay Odayaasha Beesha Mareexaan

Somalia news

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda xil gaarsiinta Mr.Rooble ayaa kulan kula qaatay Odoyaasha Dhaqanka Beesha Mareexaan Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo waxa ay kawada hadleen arrimaha dib u heshiisiinta & Doorashooyinka Kuraasta Golaha Shacabka BFS ee Degmadaas lagu dooranayo…

Rooble ayaa Warbixin la xiriirta sida looga gudbi karo khilaafka hareeyay Degmada Garbahaarey ka dhageystay Madax dhaqameedyada, dhankiisa waxa uu la wadaagay qorshaha Xukuumadda ay ka leedahay xal u helista caqabadaha taagan.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Mr.Rooble uu booqan doono Qabrigs Kaligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre, iyadoo La sheegay in Farmaajo Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada culeys ku saaro iney booqdaan Qabriga.

128710cookie-checkRooble Oo La Kulmay Odayaasha Beesha Mareexaan