Boqortooyada Sacuudiga Oo Ugu Baaqday Muslimiinta ku Nool Dalkeeda Raadinta Bisha Ramadan..

Somalia news World

Maxkamada Sare ee Baqortooyada Sacuudiga ayaa ugu baaqday Muslimiinta Dalkeeda iney baaraan aragtida bisha Ramadan Fiidnimada Maalinta Sabtiga ee 10-03-20024, iyadoo baaqa Garsoorka Maxkamada lagu baahiyay Wakaalada Wararka ee Sacuudiga…

“Maxkamada Sare ee Sacuudiga wqxey codsaneysaa in Qof kasta oo bisha ku arka indhihiisa uu ku wargeliyo Maxkamada ama xarun Dowladeed ee ugu dhow si loo diiwaan geliyay”, Waxeyna Rajeynaysaa Maxakamada in Cid kasta oo fiiro gaar ah u yeelato ay ku biiraan Guddiyada loo dhisay Gobolada Dalka.

Bishan Ramadan ayaa la qiyaasayaa in 11-ka Bishan oo ku beegan Maalinta Axada ay Muslimiinta Caalamka ay u dhalato Soonka, iyadoo guud ahaan Shucuubta Dalalka Muslimiinta ay isku diyaarinayaan Soo dhaweynta bisha Barakeysan ee Ramadan.

313390cookie-checkBoqortooyada Sacuudiga Oo Ugu Baaqday Muslimiinta ku Nool Dalkeeda Raadinta Bisha Ramadan..