Rooble Oo La Kulmay Saraakiisha Maxkamada Ciidamada & kuwa Amaanka

Somalia news

Ilo Wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegay in Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Rooble ayaa la kulmay Saraakiisha Maxkamada Ciidamada iyo kuwa Amaanka wuxuuna kula dardaarmay iney xoojiyaan Amaanka…

Kulankaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Agaasimaha Cusub ee NISA Mr.Bashiir Maxamed Jaamaca, Wararka ayaa sheegay in Rooble uu ku amray Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Xeer ilaalinta Ciidamada iney Baaris Dhab ah ku sameeyay Kiiska Sarkaalada Ikraan Tahliil isla markaasna talaabo sharciga waafaqsan laga qaado Eedeysanayaasha iyo kuwa u fududeeyay

139330cookie-checkRooble Oo La Kulmay Saraakiisha Maxkamada Ciidamada & kuwa Amaanka