Saameyn intee la’eg Ayeey Ethiopia u Leedahay Ku Biiritaanka Dalalka EAC…

Africa News

Dalka Ethiopia ayaa codsi u dirsaday inuu ku biiri Ururka EAC dhawan, iyadoo Hab-maamuuska Bulshada Bariga Afrika ee Arrimaha Difaaca ayaa Ethiopia awood u siin doonta fursad ay Dejedaha Soomaaliya u adeegsadaan arrimaha Badda, “Ciidanka Qalabka Sida ee Dawladaha Saaxiibka ah waa in si wadajir ah loogu heshiiyaa waqti ka waqti…

Xeerarka Hab-maamuuska Bulshada Bariga Afrika ee Arrimaha Difaaca ayaa Ethiopia siin doona fursad ay xeebaha Somalia u adeegsadaan arrimaha badda, Khubarada arrimaha Sharciyada ayaa dul istaageen in Arrintan ayaa saameyn ku yeelan doonta Heshiiskii Is-fahamka Badda ee sharci darrada ahaa ee uu Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia la saxiixday Madaxweynaha Maamulka Somaliland bishii Janaayo 2024-kii.

2024-kii Somalia waxay xubin ka noqotay Bulshada Bariga Afrika, si ay Ethiopia uga mid noqoto EAC ballan qaad buuxa oo ah ku dhaqanka Dastuurka EAC waa in ay si cad oo aan leexleexad lahayn u muujisaa ixtiraamka midnimada dhuleed iyo midnimada siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia.

320050cookie-checkSaameyn intee la’eg Ayeey Ethiopia u Leedahay Ku Biiritaanka Dalalka EAC…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *