Share the post "SHIRKA DHAMMAYSTIRKA DEYN-CAFINTA SOMALIA OO KA FURMAY MAGAALADA ISTANBUL "
Maanta magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga waxaa ka furmay shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Somalia iyo Hay’adaha Dhaqaalaha Caalamka oo ay hormuudka u tahay Hey’adda IMF-ta..
Wararka ayaa sheegay inta Shirkaan muddada uu socdo waxaa lagu lafa-guri doonnaa dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Howlaha muhiim ka u ah Horumarinta dhaqaalaha Dalka oo ay ka mid tahay kobcinta Dakhliga gudaha.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ayaa shirka ka sheegtay iney ka go’an tahay ka guul-gaaridda Horumarinta Maaliyadda Dalka iyo arrimaha deyn-cafinta.
2079410cookie-checkSHIRKA DHAMMAYSTIRKA DEYN-CAFINTA SOMALIA OO KA FURMAY MAGAALADA ISTANBUL