SHIRKA DHAMMAYSTIRKA DEYN-CAFINTA SOMALIA OO KA FURMAY MAGAALADA ISTANBUL 

Economie Somalia news

Maanta magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga waxaa ka furmay shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Somalia iyo Hay’adaha Dhaqaalaha Caalamka oo ay hormuudka u tahay Hey’adda IMF-ta..

Wararka ayaa sheegay inta Shirkaan muddada uu socdo waxaa lagu lafa-guri doonnaa dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Howlaha muhiim ka u ah Horumarinta dhaqaalaha Dalka oo ay ka mid tahay kobcinta Dakhliga gudaha.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ayaa shirka ka sheegtay iney ka go’an tahay ka  guul-gaaridda Horumarinta Maaliyadda Dalka iyo arrimaha deyn-cafinta.

207940cookie-checkSHIRKA DHAMMAYSTIRKA DEYN-CAFINTA SOMALIA OO KA FURMAY MAGAALADA ISTANBUL