Shirkadaha Diyaaradaha Oo Soo Dhaweeyay Heshiis

Somalia news

Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo soo dhaweeyay Go,aan ka soo baxay Wasaaradda Maalyadda Xukuumada Somalia, go’aankaan oo ay wada gaareen Saraakiisha Wasaarada iyo Maamulka Shirkadda Favori Ee ka howlgasha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdishu…

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska midawga Diyaaradaha dalka ayaa lagu sheegay in ay tageersanyahiin hanaanka loo maray aruruurinta lacagaha adeegyada iyo cashuuraha ay qaado shirkadda Favori.

Daladaan oo ay ku mideeysan yihiin inta badan shiradaha diyaaradaha ka howlgala dalka ayaa sheegay in ay waafaqsan yihiin sharcigan iyo dhamaanba qodobada heshiiska Shirkadda Favori iyo Xukuumadda Somaliyeed.

73770cookie-checkShirkadaha Diyaaradaha Oo Soo Dhaweeyay Heshiis