Kulankii Kheyre & C/maan C/Shakuur Oo Lagu Heshiiyay

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga soo xigtay Mas’uul ka tirsan Xisbiga Wadajir, wuxuuna sheegay in kulankii Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre uu is afgarad ku soo dhamaaday, lagana heshiiyay wixii horay u dhacay, isla markaana Musharax Xasan Cali Kheyre uu balanqaaday inuu raalli gelin ka bixiyo wixii ka dhacay hoyga C/raxmaan C/shakuur 17 December 2017…

73740cookie-checkKulankii Kheyre & C/maan C/Shakuur Oo Lagu Heshiiyay