Shirkii Afisioni Oo Dib u Dhac Ku Yimid

Somalia news

Shirkii hordhac ahaa ee u dhaxeeyay DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhacay, iyadoo la go’aamiyay in berri oo Arbaco ah la isugu yimaado, marka uu dib ugu soo laabto Muqdisho Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay safar gaaban oo degdeg ah ku tagay Dhuusamareeb….

Ilo Wareedyo kala duwan oo dhinacyadaan ah ayaa xaqiijiyay in Mas’uuliyiinta ay isla go’aamiyeen in maanta la qaato nasasho dheeri ah, iyadoo la balamay Maalinta berito in la isku yimaado Teendhada Afisioni.

108430cookie-checkShirkii Afisioni Oo Dib u Dhac Ku Yimid