TV-ga Qaranka Oo Noqday Aalad U Adeegtay Farmaajo

Somalia news

Television-kii Qaranka Soomaaliyeed ayaa xiligaan kala guurka ah ku sifoobay xarun Beenta Iyo borobogaanada Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo laga bash iyo, Wuxuuna isku bedelay goob Mr.Farmaajo (Mooge) & Xubno ka soo jeeda Odayaasha Beeshiisa ay ku Aflagaadeeyaan Kooxaha siyaasada isku hayan….

Prof.Kabire oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay “Waa ayaan darro in Madaxweynihii Dalka uu ku soo uruuriyo Televisionki Qaranka Odayaal Beeshiisa ah iyo kuwo Fadlan ku shubo ah, kuwaasoo si joogto ah u aflagaadeeya Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo  Siyaasiyinta ay siyaasada isku hayaan, Wuxuuna intaasi raaciyay in Talaabadaani ay u muuqato mid horseedi karta Xasilooni la’aan iyo Colaad hurin.

Mr.Mooge Wakhtigu Waa is-gurayaa 56-maalmood ayaa ka harsan muddo xileedkaaga 

78570cookie-checkTV-ga Qaranka Oo Noqday Aalad U Adeegtay Farmaajo