Twitter-kii Culeys Saarka Ee USA Iyo UN-ka Oo Soo Baxay

Somalia news

Kadib markii uu Khilaaf Ka dhashay Xiisadaha Ciidamada Gobolka Gedo qarka loo saarmay in Shirka uu ku soo dhamaado Fashilmay, kadib markii uu tanaasul ka muujin waayay Mr.Farmaajo Xiisado Gedo isagoo soo jeediyay in 2-todobaad dib loo dhigo, halka Hogaamiyayaasha Waqooyiga ay iyaguna ku heshiiyeen waayeen qeybsiga Guddiyada Doorashada….

Waxaa soo dhacay Wiiftadii Tweetka Ee Yamamoto marka la soo rido waa mar xaal isku qataaran yahay, sida uu sheegay ilo wareedyo loo qaateen ah, Hadda waa sidii Ciyaartoy bedel ku yimaado oo ciyaarta marka la isku dhegan yahay kala furfuro oo kale, mar walba War saxaafadeedka Beesha Caalamka wadajir u soo saaraan ayuu asna Retweet iyo Tweet isugu daraa si uu xoojiyo.

92200cookie-checkTwitter-kii Culeys Saarka Ee USA Iyo UN-ka Oo Soo Baxay