Wakiilada Beesha Caalamka Oo Zoom-ka Kula Kulmaaya Farmaajo

Somalia news

Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa goordhow la filayaa in wadahadal dhanka Zoomka la yeeshaan Madaxweyne Farmaajo, iyagoo kala hadlaya xiisadihii siyaasadeed ee u dambeeyay ee dalku galay maalmihii la soo dhaafay iyo sidii xiisadda loo dejin lahaa…

Beesha Caalamka ayaa taageeraya shirka Golaha Wadatasjiga Qaran ee lagu dardargelinayo doorashooyinka, laguna saxayo habraacyada doorashada, ilaa hadda lama yaqaano waxyaabaha looga wada hadlaayo Balse waxaana shaki ku jirin In Farmaajo Maalmihiisa Saaxada Siyaasada ay tirsan yihiin.

Siyaasadda Farmaajaha Fashilmay ayaa dalka ku hogaaminaayay shantii sano ee u dambeysay

-DAB MARKAAN KU JOOGSADAAN DAMQADAA

-DAAD MARKUU I QAADAAN KA DURKAA

-DANO MARKAY I GAARAAN DULQAATAA

-KU CELI MAR KALE, KOW KASOO BILOW 1 BIL KADIB

158910cookie-checkWakiilada Beesha Caalamka Oo Zoom-ka Kula Kulmaaya Farmaajo